Axmed Madoobe oo si kulul uga hadlay qaraxyadii Muqdisho, Al-Shabaabna ku tilmaamay..

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa cambaareeyay Qaraxa ay al-shabaab maanta oo sabti ah ka gaysatay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka. Axmed Madoobe wuxuu sheegay in argagixisadu aysan lahayn hadaf gaar ah laakiin ujeedkooda ugu weyn uu yahay in dadka Soomaaliyeed oo dhan ay xasuuqaan oo aanay jirin cid ay dhaafayaan sida … Continue reading Axmed Madoobe oo si kulul uga hadlay qaraxyadii Muqdisho, Al-Shabaabna ku tilmaamay..